Posts

Showing posts from January, 2023

Disinformation And the Fight Against the Scourge of Terrorism in Somalia

There is a concerted disinformation campaign directed at leaders and senior officials of the Federal Government of Somalia (FGS). It’s a coordinated, multi-purpose scheme, involving both internal actors motivated by ambition, opportunism or fear  and external forces driven by strategic interests and geopolitical designs. The main aim now is to distract attention away from or undermine the war against extremists.   Somalia is waging a total war of liberation against an insidious and invasive enemy. Never before have the violent extremists faced the wrath and might of the Somali army and civilian defense units on multiple fronts and with singular determination. For the first time in more than a decade, the Somali government and people may be on the cusp of eliminating an existential threat that stalked the nation and perpetrated unimaginable terror, carnage and economic ruin.  Defeating the scourge of terrorism is a fight for the soul and survival of the nation. Every citizen may no

DABAQADDA SIYAASADDA WAY WADA XUJAYSAN YIHIIN

Khilaafyada ka dhex oogan Somalida Xorta ah waxaa inta badan masuul ka ah dabaqadda siyaasadda oo ku guul darraysatay inay yagleelaan qaacidda xukun iyo nidaam dawladeed oo u qalma ummadda Soomaaliyeed. Siyaasi doonayo inuu xukumo dal iyo dad aanu fahamsanayn ama danaynayn ayaa lagu salliday Soomaali.  Maanta waxay maraysaa cadawga Soomaali waa Soomaali. Madax shacabkoodi ku eedaynaya qabiil iyagana wata waxna ku qaybsada 4.5. Madax abtirsiinyahooda Google ku qora dadka ay xukummana la hortaagan Qabiil waa qudhun. Siyaasiyiin iyo madax danaha masiiriga ah iyo siraha qaranka kula sheekaysta kulana gorgortama shisheeye kuwa ugu cadawsan. Shacabkoodiina ka qarinaya. Madax iyo siyaasiyiin shacab ay xukumaan ku dacwaynaya shisheeye kuna soo hoggaaminaya cadaw aan u diir naxayn.  Madax iyo siyaasiyiin ummadda Soomaaliyeed waxay haysteen, waxay ahaayeen iyo karaamaday lahayeen ka dumiyay ama saylada dunida ka baayaca. Wixii ka maqnaa ee ay tabayeenna aanan ku soo kordhin. Madax iyo siyaasiyii