Posts

Showing posts from January, 2019

The Ogaden Question: A perennial Conundrum that Preoccupied Every Ethiopian leader but None Got it Right

By Prof. Hassan Keynan The Ogaden Question (OQ) has been a constant and powerful dynamic in the complex historical processes that convulsed Abyssinia and its successor, Ethiopia. It has occupied this sensitive and inherently radioactive space in the turbulent geopolitical equation in the Horn of Africa for six centuries, with remarkable persistence and tenacity. It has informed and underpinned the nature and evolution of the Abyssinian/Ethiopian state, profoundly shaped the character and political culture of its architects and ruling class, and heavily influenced its external relations.   The Somali region in Ethiopia has been a heavily consequential factor in the epic struggles that convulsed the long history of the Horn Africa and profoundly influenced its convoluted and turbulent evolutionary trajectory since the 15 th century. It had played a pivotal role in the colossal confrontations between the formidable Adal State - anchored in the two ancient cities of Har

HOGGAANKA IYO XUKUUMADDA DAWLAD DEGAANKA SOOMAALIDA: FLANQAYN IYO TALOOYIN

Hassan Keynan Lix bilood ayuu Madaxwayne   yahay Mudane Mustafa Maxamad Cumar. Xukuumaddiisuna intaa way ka da’ yartahay. Hase yeeshee waxaa durba dhan walba kaga imanaya hadallo iyo qoraallo diiradda saaraya hoggaamintiisa shaqsiga ah iyo wax-qabadka xukuumaddiisa. Shaki igagama jiro in dad badani ay dooddoodu ka imanayso dareen iyo aragti ugu muuqda wanaag. Qaar waxay saran yihiin baalasha xawaaraha dheer ee xamaasadda iyo caadhifada, mana aha wax lala yaabo marka aad eegto wixii la soo maray iyo waaqiciga maanta. Waxaa iyagana jira ashkhaas iyo kooxo dana gaara, intooda badanna gurracan, guntiga iyo boorsooyin kula wareegaya. Mabda’ ahaan waa wax wanaagsan in madaxda iyo xukuumadaha la qiimeeyo lalana xisaabtamo.   Waa arrin aanu muran badan ka jirin qayb muhim ahna ka ah hal-abuurka iyo hiddaha maamul iyo tan hogaamineed ee dalalka horumar wayn ka gaadhay dawladnimada iyo dimoqraadiyadda. Laakin waxaa aad loogu kala duwan yahay habka loo wajaho qiimayntaa, ujee